Press "Enter" to skip to content

Boliiska Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kawada hadlay xoojinta iskaashiga labada ciidan

Muqdisho(SONNA);-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa dalka Jabuuti kulan kula yeeshay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Carabinieri ee dowladda Talyaaniga, kuwaas oo uu hoggaaminayay Sarreeye Guuto Andrea Taurelli Salimbeni.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada ciidan, gaar ahaan dhinacyada tababarrada, qalabaynta, iyo horumarinta aqoonta iyo xirfadaha saraakiisha sare ee Booliiska Soomaaliyeed.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r