Muqdisho(SONNA):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si qoto dheer ula wadaagaysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan murugada ka dhalatay qaraxii ka dhacay masaajid ku…
wargeys.com
Doha(SONNA(:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha ee Caasimadda dalka Qatar, halkaasi oo si diiran loogu…
Pretoria(SONNA):-Koonfur Afrika Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Ambassador Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa magaalada Pretoria uga qeyb galay munaasabad si heer…
Manila(SONNA):-Duufaanta Tropical Storm Basyang ayaa sababtay in la joojiyo tobanaan duulimaad oo ka dhacay dalka Philippines, taas oo keentay in kumannaan rakaab ah ay ku…
Muqdisho(SONNA):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania ayaa dhowaan xarigga ka jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka Safiirka, taas oo qayb ka ah dadaallada lagu…
London(SONNA):-Magaalada London ee Caasimadda Dalka UK waxaa xalay lagu qabtay munaasabad si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo…
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo Safiirka Dalka Turkiye ee Soomaaliya Mudane Alper Aktaş ayaa saaka hoggaamiyay olole…
Muqdisho(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda JFS u magacaabay Mudane Axmed…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Wang…
Qaahira(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa maanta magaalada Qaahira kula yeeshay la-tashiyo rasmi ah Wasiirka Arrimaha…

