Koofur Galbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan, kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka isku sidkan. Waxaa jooga…
wargeys.com
Baydhabo – 29 Abriil 2026: Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku…
Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Muscat kulan kula yeeshay Wasiirka Gaadiidka, Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda…
Beijing (SONNA):- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, H.E. Dr. Hodan Osman Abdi, ayaa kulan wax-ku-ool ah la qaadatay masuuliyiinta Hay’adda Sahanka Juqraafiyeed ee Shiinaha…
,(SONNA):- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Xuquuqul Insaanka Drs.…
Muscat,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali ayaa magaalada Muscat ee Dalka Cumaan kula kulmay hoggaanka sare…
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan kordhinta muddada kama-dambeysta ah ee soo gudbinta liisaska musharaxiinta iyo cayimidda maalinta doorashada…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daah furtay Mashruuca Barnaamijka Wadajirka Nabadda iyo Ilaalinta Haweenka ee (WPP-II), kaas…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay Hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed,…
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan iyo Soodimaha Qaranka ayaa Maanta Diwaangalinta Codbixiyaasha ka bilaabay Magaalada Galbarwaaqo ee Gobolka Mudug oo ka tirsan Degmada Hobyo. Maamulka…

