WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
wargeys.com
WASHINGTON —Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa idinla socodsiinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo taabanaya dhoofinta dhuxusha, oo ay hore Qaramada Midoobay ugu soo rogtay cunaqabatayno kala duwan.…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada xoggaa dalka oo kaashanaya kuwa madaniga ah ee deegaanka ay dileen saddex ka tirsan saraakiisha Al-shabaab, kadib howlgal 'qorsheysan'…
Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Salah Axmed Jamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay dhiggiisa dalka Ethiopia, Demeke Mekonnen Hassan, iyo wafdi…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan 107 xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab ayay isi soo dhiibeen labadii bilood ee lssoo dhaafay, sida…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxaan toddobaadkan ku eegeynaa dimoqraadiyadda Somaliland. Waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Sahra Ciidle Nuur. Sii akhri
Dawladda Soomaaliya ayaa beddeshay xeeladdii dagaalka ka dhanka ah ururka al-Shabaab, sidaasi waxaa idaacadda VOA u sheegay saraakiil sare oo ka mid ah dawladda oo…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dardar gelinayso in saxaafadda ay xogaha ay u baahan yihiin ka helaan hay’adaha dawliga ah, arrintaas oo ka mid ah…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa la kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo…










