Dhaqaatiirta Indhaha ee Muqdisho ayaa sheegay in toddobaadyadii ugu danbeeyey caasimada ay ku soo badanayeen bukaanada qaba cudurka daafka, kaas oo ah xanuun ku dhaca…
wargeys.com
Waxaa maanta magaalada Gabiley lagu aasay Allah ha u maxariistee Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable oo dhowaan maydkiisa laga helay magaalada Muqdisho. Sii akhri
Boorama — Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa duruufo adag kala kulma inay helaan goobo waxbarasho, oo iyaga u gaar ah, hase ahaatee waxaa jira, dugsiyo…
Barnaamijka Wicitaanka Dhagaysytaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha haysta beeraleyda deegaanada HirShabeelle oo marar badan ay saameeyeen daadad. Sii akhri
Mas’uuliyiinta Jaamacadda Burco ayaa soo bandhigay dhibaatooyinka iyo caqabadaha ka jira Somaliland ee dhinacyada sharciga, siyaasadda, dhaqanka iyo qabyaaladda. Sii akhri
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Soomaaliya ayaa daah furtay mashruuc cusub oo dhanka beeraha ah, kaas oo la sheegay in wax looga bedelayo habka…
Sii akhri
Sii akhri










