Dhaqaatiirta Indhaha ee Muqdisho ayaa sheegay in toddobaadyadii ugu danbeeyey caasimada ay ku soo badanayeen bukaanada qaba cudurka daafka, kaas oo ah xanuun ku dhaca indhaha, si dhaqsi ahna ugu faafa meelaha ay bulshadu ku badan tahay.

Cudurka daafka oo maalmahan kusoo badanaya Muqdisho
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.