Sii akhri
wargeys.com
Magaalada Hargeysa waxaa ku taalla goob hablaha lagu baro xirfadaha kala duwan ee is-difaacidda. Sii akhri
Waxaa magaalada Kismaayo lagu soo geba-gebeeyey shir looga hadlayey horumarinta garsoorka Soomaaliya, oo maalmahan halkaas ka socday. Sii akhri
Burbur xoog leh ayaa soo gaaray buundada Sabuun oo ah halka uu ku yaallo biyo xireenka ugu weyn ee degaanada HirShabelle, gaar ahaan gobalka Shabeellaha…
Laba qof ayaa la sheegay inay shalay ku geeriyoodeen waqooyiga degmada Gabiley ee Somaliland ka dib markii uu ku dumay god ay dahab ka qodanayeen,…
Tobannaan ka tirsan dadka barakacayaasha ee ku nool magaalada Baydhaba ayaa la baray xirfado ay ku shaqaysan karaan, si ay noloshooda ugu dabaraan. Sii akhri
Xildhibaan Suleex Madar Xoosh wuxuu ka mid ahaa odayaashii ka soo qayb qaatay nabadaynta gobollada Somaliland markii ay burburtay dawladdii dhexe ee Soomaaliya 1991-kii. Sii…
Madaxweynaha maamul gobaleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Guudlaawe ayaa magaalada Jowhar ka daah-furay shir weynaha maamullada goballada iyo degmooyinka HirShabeelle. Sii akhri
Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa maanta markii labaad dilka Cabdinaasir Muuse Dahable ku eedeeyey dowladda Soomaaliya, gaar ahaan madaxweynaha Soomaaliya Xasna Sheekh Maxamuud. Sii akhri
Iyadoo baryahan danbe ay Somaliland ka socotay dadaalo lagu ilaalinayo deegaanka ayay xukuumadda Somaliland sameysay dhul gaar u ah warshadaha kaasi oo ka tirsan degmada…










