Iyadoo baryahan danbe ay Somaliland ka socotay dadaalo lagu ilaalinayo deegaanka ayay xukuumadda Somaliland sameysay dhul gaar u ah warshadaha kaasi oo ka tirsan degmada Salaxlay ee Gobolka Maroodi Jeex.
Somaliland oo dhul-gaar ah u sameysay warshadaha
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.