Laba qof oo uu ku jiro muwaadin u dhashay dalka Turkiga ayaa lagu dilay qarax subaxnimadii Khamiista ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho. Qofka labaad ee…
wargeys.com
Sii akhri
Muqdisho — Maanta oo kale, 4-ta April, sanad kasta, waxaa dunida laga xusaa maalinta ka wacyi galinta miinooyinka. Soomaaliya waxa ka jira dhibaatooyin badan oo…
Sii akhri
Wararka ka imanaya deegaanka Balli-Hadhac oo ilaa 70km dhinaca Galbeed ka xiga magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in dhowr qof ay dhinten kadib markii dab ka…
Gudoomiyaha maamulka degmada Xaradheere ee gobolka Mudug Maxamed Yuusuf ayaa Idaacadda VOA-da u sheegay inay rajaynayaan in kooxda Shabaab ay ka saaraan deganada hostaga degmada…
In ka badan 300 oo guri ayaa la xaqiijiyay in ay ku gubteen tuulada Eji oo ka mid ah tuulooyinka dhaca jiinka wabiga shabelle, ee…
Maanta oo kale waxaa caalamka laga xusaa Maalinta Xaaladda Autism oo ah xaalad saamaysa korriinka garaadka ee carruurta. Sii akhri
Rugta ganacsiga ee Somaliland ayaa ka hadashay xiriirka ganacsi ee ka dhexeeya ganacsatada Somaliland iyo Turkiga. Sii akhri
Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay tegey degmooyinka Xarardheere iyo Ceeldheer oo ka mid ah meelihii laga xoreeyey maleeshiyaadka Al-Shabaab. Sii akhri










