Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Muuse Xassan Yuusuf oo ah guddoomiyaha Komishinka Doorashooyinka Somaliland. Barnaamijka waxaa soo saaray…
wargeys.com
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo ay wehelinayaan Guddida Hawlgallinta Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda Somaliland ayaa maanta madaarka magaalada Hargeysa ka soo dejiyey waraaqaha codbixinta (ballot papers)…
Allah ha u naxariistee Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar oo ka tirsanaa kooxda Fanaaniinta Booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa shalay ku geeriyooday qarax ka dhacay degmada…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka Somaliland iyo kaalinta haweenka ee ka qaybgalka siyaasadda. Sii akhri
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay gelinkii dambe shaaciyay in dib la isugu soo laaban doono shirkii Golaha Wadatashiga Qaran, oo maalmihii…
Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay qodobadii la isku mari waayey ee Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo shalay Muqdisho lagu soo…
Turkiga ayaa sii xoojinaya iskaashiga uu la leeyahay Soomaaliya, isagoo bishan u diray markab cilmi baaris ah si uu u baaro kheyraadka tamarta ee badda…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku eedaysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay dhaqaalo ku bixinayso in ay burburiso deganaashaha gobolka. Sii akhri










