Dowlad Goboleed Puntland, oo wadda dadaallo ay ku xakamaynayso hubka sharci darrada ah, ayaa soo saartay amar ay ku diiwaangalinayso waxii hub ah ee lagu…
wargeys.com
Dagaal beeleed ayaa saaka aroortii mar kale ka qarxay degmada Luuq ee gobolka Gedo, dagaalkaas oo u dhaxeeya beela wada dega halkaas. Sii akhri
Magaalada Laascaanood ayaa ku tallaabsatay horumar muuqda oo dhinacyo badan leh, waxaana ka socda mashruucyo horumarineed, gaar ahaan dhismaha wadooyin cusub. Sii akhri
Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka bilowday Shirweyne Dib u Heshiisiineed oo la isugu keenay saddex beelood oo maalmahan ku dagaalamayay degmada Luuq ee gobolka Gedo…
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganda, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Yoweri Muvanei oo Sabtidii shalay ku kulmay magaalada Kampala ayaa sheegay, in ay ka wada hadleen arrimo…
Minneapolis — Laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa xalay magaaldada Minneaplis ee gobolka Minnesota ku qabtay, kulan dadweyne oo looga hadlayay doorashada Mareykanka ee dhaceysa Shanta…
Magaalada Seatle ee Washington ee dalkan Mareykanka, oo ah magaalo ay ku wareegsan yihiin biyo, buuro iyo dhul keeymo ah oo cagaaran ayaa waxaa ku…
Magaalooyin dhowr ah oo ku yaalla dalkan Mareykanka waxaa si weyn u soo galayay bilihii ugu dambeeyay ee sanadkii hore iyo sanadkanba dhallinyaro soo galooti…
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ka dhacay kulan lagu soo bandhigayay wax ka bedelka xeerka warbaahinta iyo xeerka nidaamiyaha helista xogta ee wariyeyaasha…
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan xiisaha fanka Banaadiriga oo uu Barnaamijka…










