Laba qof oo uu ku jiro muwaadin u dhashay dalka Turkiga ayaa lagu dilay qarax subaxnimadii Khamiista ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho. Qofka labaad ee ku dhintay weerarka ayaa ahaa Soomaali.
Muwaadin Turkish ah oo lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.