Maleeshiyada ururka al-Shabaab ayaa kordhiyay dilalka qorsheysan ee ay ka gaysanayaan magaalada Muqdisho. Saddex qof oo ganacsata ah ayey kooxdu shalay ku dhex dishay goobahooda…
wargeys.com
Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga xusay dhacdaddii qaraxyadii mataanaha ahaa ee 29-kii October 2022 ka dhacay Isgoyska Zobe, oo lagu dilay ugu yaraan 100 qof,…
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, oo muddo dheer ka mid ahaa xisbiga talada haya ee Kulmiye, ayaa sheegay inuu taageeri doono Urur -siyaasadeedka…
Guddiga Anshaxa iyo xallinta khilaafaadka doorashooyinka Somaliland, ayaa ganaax lacageed ku riday xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo urur siyaasadeedka Kaah. Sii akhri
Allah ha u naxariistee, waxaa shalay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta lagu aasay, Ganacsade Maxamuud Axamed Maxamuud oo ku magac dheeraa "Sharif Dhagaweyne". Sii akhri
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmahaan ka doodaya miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ee sanadka soo socda ee 2025-ka. Sii akhri
Waaxda Caafimaadka degmada Hennipen ee gobolka Minnesota, ayaa todobaadkaan wiil Soomaali Mareykan ah u magacowday, in uu noqdo madaxa guddiga ugu sarreeya nidaamka caafimaadka ee…
Taliska Qeybta Booliska Gobalka Karkaar ee Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay, falal amni darro oo dhowrki habeen ee lasoo dhaafay ka dhacay magaalada…
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadal hayntii ka dhalatay khariidad uu ka maqan yahay magaca maamulka HirShabelle oo lagu soo bandhigay munaasabaddii soo…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta dib uga furmay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Sii akhri










