Madaxa sirdoonka Turkiga ayaan booqasho aan horey loo sii shaacin maanta ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Sii akhri
wargeys.com
Inkastoo saxafiyiin badan oo adeegsada warbaahinta baraha bulshada ay sugaan saxnimada wararka ay ku baahinayaan baraha bulshada ee ay gaarka u leeyahiin ayaa haddan waxaa…
Wararka ka imanaya degaan hoos yimaada degmada Maxaas ee gobolka Hiraan ayaa sheegaya in biriq ay ku dishay xoolo door ah oo ay lahaayeen dad…
Warbixin uu soo saaray xafiiska Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa lagu faahfaaiyay xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha gudaha Soomaaliya. Sii akhri
Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay ilaa lix kalena way ku dhaawacmeen qarax saaka ka dhacay magaalada Ceel Waaq Kenya ee u dhow xuduudda…
Dawladda Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaaraysay weerarkii shalay lagu qaaday shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud oo ay ku dhinteen lix ka tirsan shaqaalaha shrikadda.…
Gaarisa — Wararka naga soo gaaraya magaalada Garisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya, in ugu yaraan 43 qof oo rabay in ay doon uga…
Shaqaale ka tirsan shirkadda isgaarsiinnta ee Hormuud ayaa ku dhintay qarax ka dhacay galabta nawaaxiga Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdishu. Sii akhri
Sii akhri
Iyadoo wali uu socdo dhismaha Suuqii Waaheen ee magaalada Hargaysa ee gubtay sanadkii 2022 ayay ku soo kordhayaan suuqyo cusub iyo goobo ganacsi oo kala…










