Waxaa sii kordhaya khilaafka dhinaca doorashada ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamullada Puntland iyo Jubaland, xilli maalintii shalay ahayd labada aqal ee baarlamanka…
wargeys.com
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo VOA-da la soo xiriiray ayaa ka tacsiyeeyay geerida Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo oo…
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan taariikh kooban oo ku saabsan fannaankii…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay sharciga doorashooyinka tooska ah ee ay soo gudbisay xukuumadda Soomaaliya. Sii akhri
Ururrada Soomaalida ee ka dhisan magaalada Niagara Fallas ee gobolkan Ontario ee dalka Canada oo xuduud la leh magaalada Buffalo ee gobolka New York ee…
Tirinta codadka doorashadii Arbacadii ka dhacday Somaliland ayaa weli socota, iyadoo dadweynuhu ay u dhag taagayaan natiijada rasmiga ah ee laga sugayo Guddida Doorashooyinka. Warbixin…
Allah ha u naxariistee, waxaa xalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday madaxweynihi hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo, oo sidoo kale xilal ka soo qabtay…
Guddiga doorashada ee Somaliland oo saqdii dhexe ee xalay war kasoo saaray doorashadii Arbacadii ka dhacday guud ahaan gobollada Somaliland ayaa sheegay inay socoto tirinta…










