Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali li Xaaji Aadam ayaa maanta daahfuray mashruuc cusub oo loogu talagalay taageerada hooyooyinka iyo…
wargeys.com
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Ciraaq, kuwaas oo dalka…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Bare guddoonsiiyey haddiyad gaar…
Kiev (SONNA): Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doono dalka Ukraine mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed, ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya, Mudane Sebastian Groth. Kulanka waxaa…
Muqdisho-(SONNA)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka, Xildhibaan Cumar Xaashi, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay…
Muqdisho-(SONNA)-Waxaa Ciidanka Hay’ada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed isu soo dhiibay Ibraahim Muumin oo katirsanaa Khawaarijta. Ibraahim Muumin ayaa sanado ka…
Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto, Asad Cismaan Cabdullahi ayaa Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa Sanduuqa Shuhaddada dalka Ciraaq, Sarreeye Guud, Amjad Al…
Muqdisho (SONNA): Wasiirrada Cadaaladda, Gaashaandhigga, iyo Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan masuuliyiin kale ayaa maanta Muqdisho uga qayb galay shir lagu…
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Beeraha iyo Waraabka JFS, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa Sanduuqa dawliga ee Shuhaddada dalka Ciraaq, Sarreeye Guud,…

