WashingtonDC (SONNA): Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii – ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika, xili…
wargeys.com
Muqdisho.SONNA… Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa Muqdisho uga qeyb galay kulan lagu soo bandhigay Barnaamijka Farshaxanka Soomaaliya…
Marka.SONNA…Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.…
Muqdisho.SONNA…Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa dhawaaqii ugu dambeeyay ee ka soo yeeray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa’iil ee ku saabsan magacaabista wakiil diblomaasi…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha XJFS mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku qaabilay, kulan casho ahna kula qaatay qaar ka mid ah isimada Puntland oo…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Amniga Jubbaland, ayaa howlgal ballaaran ka wada deegaanno ka tirsan gobollada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe. Howlgalladan ayaa si…
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee JamhuuriyaddA Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Sii-Hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada…
Muqdisho (SONNA): Masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Cali Yuusuf Cali-Xoosh oo qeyb ay ka yihiin Wasiirka Cadaaldda XFS…
Ankara (SONNA): Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Maxkamadda Xisaabaadka Turkiga ayaa si wadajir ah magaalada Ankara ee dalka Turkiga uga furay tababar aqoon is-weydaarsi…

