Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey laba hindise sharciyeed oo muhiim u ah wasaaradda beeraha iyo guud ahaan beeraleyda Soomaaliyeed. Sii akhri
wargeys.com
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay shir looga hadlay dhameystirka qorshaha horumarinta qaran ee dowladda Soomaaliya, kaasi oo soo billawday sannadkii 2020-kii iyo diyaarinta…
Waxaa natiijo la’aan ka soo dhammaaday shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Villa Somalia, iyada oo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu maanta ku laabtay…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah Jawaahir Daahir, oo ah guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Soomaalida, oo la aas-aasay 10 sano ka hor. Sii akhri
Istanbul — Sabtidii shalay, waxaa si rasmi xeebta Isatnbul ee dalka Turkiga uga soo shiraacday markabka sahminta iyo cilmi baarista gaaska iyo saliidda ee dowladda Turkiga,…
Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa labadii maalin ee lasoo dhaafay ka dhacayay dilal la xiriira aano qabiil, taasi oo dadka deegaanka ay ka waalacsan…
Sii akhri
Mareykanka iyo afar dal oo kale, oo la isku yiraahdo QUINT ayaa ka wada hadlay baahida loo qabo dhameystirka qorshaha cusub ee howlgalka Midowga Afrika…










