Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay shir looga hadlay dhameystirka qorshaha horumarinta qaran ee dowladda Soomaaliya, kaasi oo soo billawday sannadkii 2020-kii iyo diyaarinta qorshaha cusub ee 5-ta sano ee soo socota.

Shirka dhameystirka qorshaha horumarinta qaran oo ka furmay Muqdisho
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.