Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa labadii maalin ee lasoo dhaafay ka dhacayay dilal la xiriira aano qabiil, taasi oo dadka deegaanka ay ka waalacsan inay keeni karto in mar kale ay soo laabtaan dagaalo beeleedyo la mid ah kuwii halkaas dhacay bishii July.

Dilal la xiriira aano qabiil oo ka dhacay degmada Luuq
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.