Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ciidamada maamulka iyo kuwa Dowladda Federaalka oo is garabsanaya ay ka hortageen saddex weerar oo maleeshiyaadka al-Shabaab…
wargeys.com
Dhadhaab — Qaar ka mid ah qaxootiga Soomaalida ee ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, ayaa fikradahooda ka dhiibtay ka haristi uu madaxweyne Joe…
Sii akhri
Tiro xildhibaanno ah oo ka tirsan Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa horgeeyay golaha mooshin ku saabsan wax ka baddalka ajandayaasha maalmahan ay ka doodayeen.…
Kismaayo — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay shirka cadaaladda Soomaaliya ee dhowaan lagu soo gaba-gabeeyey iyo xaaladda cadaaladda Soomaaliya, waxaana marti ku ah…
Waxaa magaalada Muqdisho kusii baahaya adeegsiga Kaamerooyinka wax lagula socdo ee lagu xirto goobaha ganacsiga iyo xaafadaha magaalada. Sii akhri
Sii akhri
Hargeysa — Waxaa maalintii labaad galay Carwada Buugaagta Hargeysa oo dhowr iyo tobanki sano ee lasoo dhaafay lasoo qabanayay. Qeybti shalay ayaa waxaa lagu soo bandhigay…
Xudur — In ka badan 600 oo qoys oo kamid ah barakacayaasha ku ku nool magaalada go'doonsan ee Xududr ee gobolka Bakool ayaa shalay gargaar binu’aadanimo…










