Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay fahamka siyaasadda Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Xassan Al-Basri oo dhowaan qoray buug…
wargeys.com
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Masar, Cabdulfataax Al-Sisi, ayaa kulan muhiim ah oo ay ku yeesheen Qasriga Al-Itixaadiya ee magaalada Qaahira, ku kala…
Wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tegey magaalada Qaahira, halkaasi oo uu kulamo kula leeyahay madaxda dalkaas. Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya, iyo sababta mar kasta keenta khilaafka noocan ah xilliga uu dhammaadka ku…
Saraakiil ka tirsan ciidamada Puntland ayaa lagu dilay, askar kalena waa lagu dhaawacay qaraxyo lagula eegtay buuraleyda Caal Miskaad, halkaas oo toddobaadyadii u dambeeyay ay…
Gaalkacyo — Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen in ay ciidamo kala dhex dhigaan, malleeshiyo beeleed maalmahan isku dilayay deegaanno ka…
Jabuuti — Dakadda Jabuuti ayaa leh qeyb lagu dayactiro maraakiibta ganacsiga iyo kuwa millatariga. Todobaadkan waxaa lagu soo kordhiyay markab guur-guura oo ay saaranyihiin shaqaalo iyo…
Jigjiga — Magaalada Jigjiga ee deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, waxaa maanta oo Khamiis ah laga xusayaa, sannad-guurada 32-aad ee kasoo wareegtay marki la aas aasay Maamulka…
Boosaaso — Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta ay haweenka ku yeelato burburka qoyska, iyo sababta keenta in qaarkood aysan u madax-banaaneyn…
WASHINGTON — Waxaa maanta magaalada Mudishu si rasmi ah looga daahfuray Nidaam casri ah oo ay hirgelintiisa iska kaashadeen bankiga Dhexe ee Soomaaliya iyo Bangiyada gaarka…










