Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmihii la soo dhaafay ka socday Villa Somalia uusan ku soo dhammaan natiijo la’aan, laakiin madaxdii ka qeybgashay qaarkood ay ku jiraan-la tashiyo.

Xamza oo sheegay in aanu burburin shirka Golaha Wadatashiga
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.