Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay maalgashiga qurba-joogta Soomaaliyeed ee dalka iyo caqabadaha haysta. Sii akhri
wargeys.com
Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muran hareeyey doorashooyinka Soomaaliya, iyo haddii xukuumadda ay ka dhabeyn karto qabashada doorasho qof iyio cod…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa soo dhoweeyay baaqii nabadeed ee dhowaan uu soo jeediyay madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, kaasoo ku saabsan xal ka gaarista…
Muqdisho — Waxaa maanta lagu wadaa in lasoo gaba gabeeyo shirweynaha 7-aad ee xeer ilaalinta Soomaaliya, ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho. Doodihii shirka ee shalay…
WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Axaddii shalay sheegay, in Isniinta maanta ah uu ku dhawaaqi doono canshuur kordhin gaareysa 25%, taas oo uu…
Kadib dagaal ay ku dhinteen 2 qof, ayna ku dhaawacmeen 16 qof oo saaka ka dhacay magaalada Baardheere, ayaa caawa magaalada laga dareemayaa deganaansho. Sii…
Boorama — Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa ka mid ah magaalooyinka Soomaaliya ee laga dareemo dhul-gariirrada fara-kutirska ah ee ka dhaca mandiqadda Bariga Africa. Arrintani…
Muqdisho — Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muhiimadda waxbarashada gabdhaha, waxaana marti ku ah Faaduma Cali Iimaan, oo madax ka ah urur…
Muqdisho — Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha 7-aad ee xeer ilaalinta Soomaaliya. Dowladda ayaa sheegtay in shirkan looga hadlayo la dagaallanka iyo ka hortagga…
Dagaal culus oo ay ku dhinteen qaar ka mid ah saraakiisha Puntland ee ciidanka hoggaaminayey, qaarna ay ku dhaawacmeen ayaa maalintii shalay, xalay, ilaa maanta…










