Garnaqsi wuxuu abwaanku tiriyey 1974kii. Dawladdii Maxamed Siyaad ayaa jahawareerisay ururadii gobonimo doonka ahaa ee gobolka Soomaali Galbeed ama Ogaadeenya ka dagaalamayey. Cabdullaahi Dhoodaan sida…
wargeys.com
The largest online collection of Somali poetry Deyl Yogol ayaa gabay aan tixahan hoose ka hayno tiriyey isagoo ku diganaya Isaaq oo dagaalo is daba…
Qamaan Bulxan oo ay Xabashiyi Herar ku xidhay xilliggii Giri-Girida la odhan jiray ayaa fariin faray Maxamuud Ciye oo ahaa nin Reer Ciideed ah Qamaanna…
Yuusuf gabaygan iyo midka kale ee isna la baxay Sagooti wuxuu ugu jawaabay nin la yidhaahdo Cali Banfis oo SNM ahaa oo gabayo dhawr ah…
Olal Reema waa gabay ka mid ah silsilad gabay ah oo dhexmertay niman Ogaadeen ah iyo kuwo Isaaq ah 1980aadkii. Makayte silsiladdaa wuxuu ku lahaa…
1982 markii ay ururo badan oo mucaarad ahi ku kaceen dowladii Maxamed Siyaad, jabhadihii gobonimo doonka ahaa ee Soomaali Galbeedna ay amarkiisii diideen, arintuna ay…
Qamaan ayaa geeraarkan hoose mariyey isagoo tolkii guubaabinaya kuna tirtirsiinaya inay weerar qabac ka siiyaan gacantana ay soo qabsadaan afadii laga dhacay. Wuxuu yidhi: Nin…
Gabaygii Dubbad Hiirad iyo kii Faarax Nadiif ee Silsiladda Guba furay waxaa xigay oo geedkii ugaasku fadhiyey soo joogsaday Saahid Qamaan Calioo hor kacaya fardooleey…
Gabaygan uu Makayte u bixiyey Dul-qafaar waa gabaygiisii labaad ee ka midka ahaa gabayadii uu ugu jawaabayey nimankii Isaaq ee ay isu halcelin jireen horraantii…

