Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Furdaamis (1980)

The largest online collection of Somali poetry Fadxi-Laahi kama quusaniyo, farad uu keenaaye Anoo nabi fadligii Eebaheey, noogu fududaynin Waxaan kaaga faaloon hayaa, xeel aan…

Saahid iyo Feetin

Waa suugaan googoos ah oo ku saabsan Saahid Qamaan Cali oo inan-la-yaal u ahaa Feetin Maxamuud Shirwac iyo reerkooda oo saluugsanaa gabadha lagu daray. Tixdan…

Wadaad Eegato

Gabayada uu Qamaan Bulxan ka mariyey sheekadii jacaylka ahayd ee Barni Sheekh Cabdille waxaa ka mid ah gabaygan hoose. Sheekadu waa sheeko dheer, dadka badankiisuna…

Salaan Carabeey

The largest online collection of Somali poetry Gabaygii Salaan Carrabeey ee Guba 2 Haadaaqsi gabay waaya dheer haansa ma lahayne Hiirtaanyo godobtaan ku nacay hibashadiisiiye…

Gocasho

Sida muuqata, gabaygani wuu dhutinayaa oo ma dhammaystira, hubaalna ma aha tartiibta ay meerisyadu u kala horreeyeen. Taagtaydu intan unbay hadda heshay. Qaybta maqan keen…

Ogaysiis

Gabaygan abwaanku wuxuu tiriyey 1980kii. Sababtiisu waxay ahayd, Raadiyihii Harar ka bixi jiray ayaa waxaa sanadkaa maamulkii gobolkii Hararghe la odhan jiray oo kan Soomaalidu…

Daahir Cali Nuur

The largest online collection of Somali poetry 1.Adaa Soobir-gaydhooy sir qaba, oon samaan wadine 2.Dadku wuu sarquumaa ninkaad, saaxib noqotaane 3.Salaadaha udgoon iyo cilmiga, wuu…

Dubbad Hiirad

The largest online collection of Somali poetry 1.Dowladi Colaad Faaraxow, waa daruur sabane 2.Nin hadii la dilo naagta, waa laga dumaalaaye 3.Adoo xalay dib jirey…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r