Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Yuusuf Colaad

The largest online collection of Somali poetry Gabaygii 2aad ee Yuusuf Colaad In dhawayba deelayda gabay, kuma dadaalayne Wakhtigaa igu daadihinayee, doon is ma lahayne…

Likaaco

Likaaco wuxuu Cabdullaahi Dhoodaan mariyey horraantii 1970aadkii, wuxuuna ku tiriyey Muqdishu. Likaaco waa gabay aad u murti badan. Wuxuu ku billaabay hordhac gaaban oo sifanaya…

Mujaahid

The largest online collection of Somali poetry Gabaygan iyo masiibo ayuu abwaanku isku maalin tiriyay, isku ujeedo iyo hadafna way ahaayeen. Hadaad rabto inaad ogaato…

Uguma Maadayn

Markay macanjileeys yeelatay, marin haboowdaaye Markii mudanayaal iyo marwaba, taa la maqashiiyo Soo maca dadaalkii markaa, looma mucurtoonin Dagaal lays maqiiqiyo colaad, maato doox noqotay…

Toosoo Kacaay (1962)

… Tartiib laguma karo duul hadduu tiif u yuurure e … Tusbax baa la qaataa haddaad toobad keen tahaye Tiixaba waxaa lagu sugaa roobka tooxda…

Cali Banfis

The largest online collection of Somali poetry Gabaygii 2aad ee Banfis Kaahaa la wada eegayaa, awr kabaal qabaye Koonfur iyo Waqooyiba hadday, laydhu kaafidaye Sidii…

Cumar Fakad

Waa gabaygii 4aad ee uu Cumar Fakad ku lahaa Silsiladda Daarood ku Fuul. Hordhaca gabayga dhawaan ayaanu soo gelin doonaa ee ha u daymo la’…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r