Ku dhowaad 10 qof ayaa ku dhintay qaar kalena way ku dhawaacmeen dagaal beeleed laba maalin socday oo ka dhacay deegaan ka tirsan degmada Ceelbuur…
wargeys.com
Heyada Socdaalka iyo Kastamyada Mareykanka ayaa in ka badan 270,000 oo qof u tarxiilay 192 waddan muddo 12 bilood ah, taasoo ah tiradii ugu badnayd…
Dhallinyarada waxbaratay ee Puntland ayaa loogu baaqayaa inay ku biiraan ciidanka booliska, si hlkaasi ay uga helaan fursado shaqo islamarkaana ay u daboolaan baahida loo…
Minneapolis — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada ay daroogada dilaaga ah ku hayso dhallinyarada Soomaaliyeed ee Mareykanka, gaar ahaan kuwa gobolka…
Washington — Barnaamijkii Hambalyada iyo Heesaha, waxaa soo jeedinaya Ibraahim Xassan Garabeey Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur. Sii akhri
Barnaamijkii dhacdooyinka toddobaadka waxaa ku jira warbixino iyo fallanqeyno ku saabsan wararkii ugu weynaa ee toddobaadka ee Soomaaliya iyo caalamka. Waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Maxamed…
Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaan toddobkaan idin kugu haynaa wareysi aan la yeelanay fannaanadda Cadar Axmed Kaahin iyo sheeko xiiso leh oo ku saabsan shimbirka…
Muqdisho — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah wasiirka howlaha guud ee Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, waxaana ka wareysanay heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka fiurmay shirweynaha Iskaashiga Dowladda, Ganacsatada iyo Bulshada ee Qorshaha ka-hortagga iyo la-dagaalanka maalgalinta argagixisada. Sii akhri
Muqdisho — Dadka u dhashay Suuriya ee dagaalkii sokeeye ee dalkaasi ka socday in ka badan 13 sano dartiis ku kala baahay meelo badan oo caalamka…










