Waa mar kale iyo taxenihii ahaa “Rag waa raggii hore, hadalna waa intuu yidhi.” Waxaan maanta soo qaadanaynaa in yar oo aan ka helnay gabay…
wargeys.com
Dagaal xun dabadii, Geel Gafuure Xume loo bixiyey ayuu Ogaadeen kasoo qaaday Isaaq iyo Jilibyo Dhulbahante ah xilliyadii ay socdeen dagaaladii Rayadka ee u dhexeeyey…
Gabaydaa dhex mari jiray nimankii Isaaq iyo Maax Dhagoole waxaa ka mid ahaa mar ay qolo hadal usoo fareen Maax oo ay yidhaahdeen: Sin baneeye…
Garaad Xirsi Faarax Xirsi oo ku magacdheeraa Wiilwaal wuxuu ahaa boqor Soomaalidu ku dhaadato, geesinimo iyo gabayaanimona isku darsaday. Mar uu jabiyey duulaan kaga yimid…
Hordhac Af Soomaaligu waxaa uu ka mid yahay luuqadaha Geeska Afrika kuwa ay ku hadlaan dadka ugu tiro badani. Dadka Soomaaliyeed ee ku hadlana waxay…
The largest online collection of Somali poetry Intiinii la socotay waxaan dhawaan idin soo gaadhsiinay cajalad uu duubay Cabdullaahi Dhoodaan oo uu ku toosinayey khaladyo…
Wq: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Waa horraantii 1970aadkii. Waa Muqdisho. Waa casar gaaban. Fadhi si fiican u agaasiman ayey fadhiyaan, wayna qayilayaan. Dareenka fadhigu wuxuu ku…
Inkasta oo ay adag tahay inaan qisadan salkeeda soo xaadhno, gabayadii laysu tiriyeyna aanaan wada helin, haddana inta nasoo gaadhay iyo sida ay noo soo…
Reer Cali (Ogaadeen) iyo Ciidagale (Isaaq) ayaa dagaalamay. Doorar badan ayaa dagaalkaa ku go’ay, haseyeeshee guushii waxay raacday Reer Cali oo si ba’an birta uga…
Eebow Casiisow adaa, caadiloo talinee Dadkii cudur ka yaabaa diloo, lagu cabsiiyaaye Waxaa colkiisa laga khoofayaa, caasi gaalo ahe Cadwa nimanka yaalaan hurdada, caafimaad ladine…

