Waamar kale iyo taxenihii ahaa “rag waa raggii hore, hadalna waa intuu yidhi” Waxaa maanta barnaamijka marti inoogu ah Maxamed Bulxan iyo gabaygii uu ka…
wargeys.com
Ninka geeljire ahi haddii uu geelooda oo cadow qaaday ku dagaalami waayo wuxuu mutaa guhaad iyo guulguul badan. Inuu nafta garabdhigo oo ama lagu dilo…
Insaanku kolkii uu muddo barwaaqo iyo badhaadhe ku jiro sanahaabo iyo kibir ayuu billaabaa. Dawladdo iyo talisyo fac weyn oo xoog istaawiyey dabadeed khilaaf ka…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygii ugu dambeeyay ee jawaabtii uu abwaanku u celiyey Xirsi Dheere. Wuxuu yidhi: Adduunyada ninkaan dhimanin, ee dhaaxa…
Dagaal Soomaalida Doollo iyo Hawd degtaayi u taqaano Dagaalkii Jiidha ayaa dhexmaray Abraahiin iyo Habar Yoonis. Maxamed Dheere ayaa dagaalkaa ka tiriyey tixdan hoose. Sida…
Dagaalkii Fardhidin ee 1901dii dhexmaray Daraawiish iyo Ingiriis ka dib waxaa dhacay duullaankii lagu hoobtay ee Beerdhiga (1902dii.) Beerdhiga wuxuu Daraawiishta iyo Ingiriis iyo wixii…
Cabdiraxmaan Ibraahim Magan oo ku magacdheer Cirjiidh oo in badan qurbaha ku noolaa, dhulkii hooyana aan muddo dheer tagin ayaa dhawaan safar gaaban ku gaadhay…
Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Waxaan dhawaan dhagaystay cajalad uu duubay Abwaan Cabdullaahi Macallin Axmed Dhoodaan cajaladaas oo uu ku saxayo taariikho la kufsaday iyo suugaan la…
Qore:Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Af-Soomaaligu waa af aad u ballaadhan, hodan ah oo murti iyo maahmaaho badan. Maahmaahda ama murtidu waxay ku timaadaa dhacdo qofka qabsata…
Uruurin:Xarbi, Qowdhan, Gahaydh, Dage, Hurre, Khaliif, Aflow, Beenaleey iyo Fadal Ka dib markii uu u xoogsheegtay ciidamadii xaq u dirirka ahaa ee Daraawiishta, gumaysigii Ingiriisku…

