Gabaygan Maxamuud wuxuu ka tiriyey geelii faraha badnaa ee labaxay Indha Badane ee Ogaadeenku kasoo mooro duugay Isaaq dagaal xun dabadii. Wuxuu abwaanku ka sheekaynayaa…
wargeys.com
Dagaalkii Jiidha ee uu Maxamed-dheere gabayada dhawr ka ah ka tiriyey ka dib ayaa waxaa mar kale dagaalamay Abraahiin iyo Habar Yoonis. Weerar Cali gabayaa…
Mar aan is idhi tolkii ayuu guubaabinayey khilaafka iyo qabyaaladana inay iska dhawraan u sheegayey wuxuu tiriyey gabay aan filayo inuu intan aad uga dheeraa…
Mar kale ayaa niman Reer Cali ahi geel kasoo qaadeen dhaceen Ciidagale. Geelii ayaa waxaa ka daba yimid ciidan Ingiriis iyo Xabashi isugu jira oo…
Ahmed Haybe (Ahmed Dawlo) Haybe2000@yahoo.com Immediately after the new Script had been introduced, Somali became the sole official language of the state, i.e. the language…
Haku taamin waa tix gabay ah oo uu tiriyay Mahdi Jaamac Foodeey (Burgal) Tixdu waxay ka hadlaysaa xaalada madow ee uu gallay wadankeenii Soomaaliya oo…
“Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro, Maax Dhagoole Dhimay.” Abwaanadii horre ee maanso ruugyada ahaa waxay ku caan baxeen u miidaanday ay gabayga u miidaandayaan oo aanay meel…
Qasdigayga gaarka ahi wuxuu ahaa inaanan u jawaabin waxmagaratada, hadaladooda yaqyaqsiga ah ee ujeedo iyo kajeedo toona aan lahayna aanan habayaraatee wax waqti ah ku…
The largest online collection of Somali poetry Waxaa dhaqanka ummad walba qeyb libaax ka ciyaara deegaanka iyo qaabka uu u rakiban yahay, xayawaanka duurjoogta ah…

