Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Cadka Rag Walaaleeya

Qore: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Dhaqanka Soomaaliyeed waa dhaqan hodan ku ah sheeko xariirta ay sameeyaan af-shaxanno ku xeeldheer mu’allifnimadda dhinaceeda tiraabta. Qayb Libaax iyo sheekadii…

Silsiladdii Rayad

Dadka badankiisu markii ay maqlaan magaca Guba waxaa maskaxdooda kusoo dhaca gabayo dhaadheer oo qarni hore la tiriyey oo ay isu tiriyeen niman suugaanta Soomalida…

Nimanka Iidoor

Maax Dhagoole wuxuu ahaa gabayaa Reer Dhagax Buur, Ciid, iyo Doolloodba ahaa oo xilliggii uu noolaa aan cidina gabay ku maagi jirin. Wuxuu soo gaadhay…

GABAYADA SILSILADDA AH

Qore: Cawaale Xuseenawalle@gmail.com Gabay kasta oo abwaanku unko waxaa ku xambaara dareen ama sabab gooni ah. Dareenkaa iyo Sababahaa oo badan waxaa ka mid ah…

(I) Diradiraale

Gabaygii 1aad Doqonkii Ogaadeen ahaa Doollo laga qaadye Loo diid Dannood iyo hadduu degi lahaa Ciide Nimanbaa dalkoodiyo xukuma labadi daaroode Darraatoole iyo Faafanoo wada…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r