Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Baxnaano

Ilma Samatar (Maalinguur) iyo ilma Warfaa (Reer Warfaa) oo Reer Cabdille, Ogaadeen ah, ayaa waxaa ka dhexeeyey loolan ku saabsan xagga curadnimada, ugaasnimada, laandheeranimada iyo…

Xuseen Hudle

Waa mar kale iyo taxenihii ahaa “Rag waa raggii hore, hadalna waa intuu yidhi.” Waxaan maanta soo qaadanaynaa gabay uu tiriyey Xuseen Hudle. Gabaygani wuxuu…

Garaad Wiil Waal iyo Cali

By: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Waxaa jiray boqorSoomaaliyeed oocaanahaaoo ka talin jiray degaanka Jigjiga caasimadda u tahay. Waxaa boqorkaa la odhan jiray Garaad Wiilwaal wuxuuna ahaa…

Ha ku Dubato (III)

The largest online collection of Somali poetry Gabaygani waa gabaygii saddeexaad ee uu abwaanku ugu jawaabayey Xirsi Dheere. Xirsiyoow dabuubtaada gabay, deexsigiyo faanka Deelqaafka caydaad…

Calaamo

Gabaygan soo dhammaystir, taariikhdiisiina soo raadi. Waa taan Cadaadley ka guday xalay cawayskiiye Caado iyo intaan Sirow tegaan caano geel dhamaye Cosob iyo markaasay Maryama…

Lillaahi iyo Ladqabo (1992)

The largest online collection of Somali poetry Adduunyaddan liqaanliqu go ee, ligantay taariikhdu Adduunyaddan lugaha taagtay ee, madaxii laalaado Adduunyaddan liciiftay ee, liito arageedu Adduunyaddan…

Maxamuud Cabdi Kaadheeri

Maxamuud Cabdi oo dadka badankiisu u yaqaano Kaadheeri waa abwaan ku caan baxay abuurista iyo xaladaynta maansada Soomaliyeed. Dhamaan daafaha iyo dacallada Soomaliyeed waa uu…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r