Magaalada Boosaaso ayaa waxaa sanadihii ugu danbeeeyay ku soo kordhaaye dhallinyaro ku shaqaysta xirfada sameynta alaabta guryaha, kuwaas oo soo saara naqshado kal duwan oo…
wargeys.com
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababaha ugu wacan in musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa aan dabiiciga aheyn ay ku soo noq…
Qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Boosaaso ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay hadalkii madaxweynaha Puntland uu ku shaaciyay in maamulkiisa uu yeelan…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay isku wadayaan la-dagaalanka kooxda Al-Shabaab oo ay soo wadeen tan iyo baratamihii sanadkii 2022-kii iyo in dalka…
Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17 jirka ayaa 1-0 uga adkaaday xulka Sudan, kaddib markii ay isaga horyimaadeen ciyaar ka tirsan semi-finalka koobka Qaramada…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dhowaan Muqdisho kula kulmay ganacsatada Soomaaliyeed oo isaga kala yimid dalal kala duwan ayaa u soo bandhigay maalgashiga hindasha…
Madaxaweyanaha Pund Saciid Cabdulaahi Deni oo toddobaadyadii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Carmo ee gobolka Bari ayaa xilli uu kaga qaybgalayay munaasabad lagu daahfurayay bangiga…
Muqdisho — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Danjire Ilyaas Cali Xassan, waxaana uu ka hadlayaa heshiisyo dhowr oo…
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan sheekooyin dhowr ah. Caasha Ibraahim Aadan…










