Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), oo faahfaahin ka bixiyay dagaalka uu maamulkiisu kula jiro kooxda Al-Shabaab, ayaa sheegay in ay deegaanno badan xoreeyeen, welina ay dagaallo ka wadaan deegaannada ay weli ku harsan yihiin kooxda Shabaab.

Qoor Qoor oo sheegay in ay qabanayaan doorasho qof iyo cod ah
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay madasha Dooxa ee siyaasadda iyo Amniga
- Madaxweynaha Turkiga oo abaalmarin ku qaatay badbaadinta Falastiin
- Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
- Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
- Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah


Comments are closed.