Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Soomaaliyeed ee labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya maanta u…
wargeys.com
Djibouti-(SONNA)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa ka qeybgalay daahfurka Madasha Wargeysyada Faafinta Rasmiga ah ee Afrika (Forum of African Official Gazette) oo…
Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa kulan ku aaddan wadatashiga Qorshaha Istiraatiijiyadda 5-sano ee soo socota la yeelatay Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP). Kulanka…
Faallo: Markii Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay Bulshada Bariga Afrika (EAC) dhammaadkii sanadkii 2023-kii, waxay heshay xuquuq ay kaga mid noqoto hay’adaha kala…
Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta qorshayaasha dowlad-dhiska…
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee XFS, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali, ayaa sheegay in dhallinyaradu ay yihiin laf-dhabarka bulshada iyo furaha mustaqbalka Soomaaliya, sidaas darteedna…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa sheegay in ay xusuustooda ku weyn tahay weerarkii 14-ka Oktoobar ee 2017 ka dhacay…
Marka-(SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururrada 144-aad iyo 145-aad ee Guutada 14-ka October ayaa howlgal qorsheysan maanta ka fuliyay tuulooyin hoostaga deegaanka Janaale ee…
Muqdisho (SONNA): Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa maanta la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, iyo wafdi…
Muqdisho (SONNA): Guddiga wadajirka ah ee Xulista iyo Doorashada Xildhibaannada Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika oo uu hogaaminayo guddoomiyaha guddiga Xildhibaan Maxamed…

