Muqdisho (SONNA):,Dadweynaha ku dhaqan Gobolka Banaadir ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta ee loo qorsheeyay in ay ka dhacaan doorashooyinka golaha deegaanka ee Gobolka Banaadir.…
wargeys.com
Muqdisho (SONNA): Magaalada Muqdisho waxay qoraysaa taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka Soomaaliyeed, kadib markii si wadajir ah 16-ka degmo ee caasimadda ay uga…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo gudanaya waajibaadkiisa muwaadinimo kana qayb-galaya doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee caasimadda, ayaa codkiisa…
Senator Muuse Suudi Yalaxoow iyo Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimow ayaa maanta codkooda ka dhiibtay Degmooyinka Kaaraan iyo Shangaani oo ay ka socdaan doorashada golaha deegaanka…
Wasiirada Wasaaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Caddaaladda XFS mudane Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali Xoosh iyo Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa saaka codkooda ka dhiibtay doorashada…
Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka fuliyay Gobolka shabeellaha hoose. Howlgalkan…
Muqdisho(SONNA):- Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa sideedaad ee wadajirka ah, waxaana shir guddoominayey…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Cabdiraxmaan…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan 60 kamid ah…
Muqdisho (SONNA): Ololaha doorashada ee ay wadaan ururada siyaasadeed ee ku loolamaya doorashada golayaasha deegaanka degmooyinka Gobolka Banaadir oo 25-ka bishan dhici doonta ayaa soo…

