Muqdisho,(SONNA):- Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga soo horjeestay go’aanka gardarada ah ee maamulka Israa’iil uu ku kala…
wargeys.com
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliyaha oo…
Muqdisho,(SONNA):- Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ayaa guulo muhiim ah ka gaaray howlgallada lagu ciribtirayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ka socda gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo qaran oo lagu xoojinayo difaaca midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dalka, ayaa…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Haashimi ee Urdun, Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka ee Aljeeriya, Midowga Jasiiradaha Qumooros, Jamhuuriyadda Jabuuti, Jamhuuriyadda Gambia,…
Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo amni-xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno muhiim ah oo ka tirsan gobolka Galguduud. Howlgalkan ayaa si qorsheysan…
Muqdisho(SONNA);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu maanta khudbad ku saabsan xaaladda dalka u jeediyo labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya.…
Muqdisho(SONNA);-Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Nayjeeriya ayaa si cad u muujisay taageerada buuxda ee ay u hayso madax-bannaanida, midnimada dhuleed iyo dawladnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo si…
Addis Ababa(SONNA):-Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa soo dhaweeyay doorashooyinkii degmooyinka ee ka qabsoomay magaalada Muqdisho 25-kii Diseembar 2025, isagoo hambalyo…
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho. 1- Muddo ka badan nus qarni kadib , shacabka Soomaaliyeed ayaa shaley u dareeray goobaha doorashada ee goleyaasha…

