Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Tanzania Mudane Ilyas Cali Xasan iyo wafdi uu hoggaaminaayey ayaa gaaray Magalada Lubumbashi ee Dalka Congo DRC,halkaasi oo loogu…
wargeys.com
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ka qeybgalay Kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in heer gabagabo ah ay marayaan howlihii ku aadanaa…
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Turkiye iyo dalalka kale Mudane Fatxudiin Cali Maxamed (Ospite), ayaa shir muhiim ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Turkiga,…
Baghdad-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi iyo wafdi uu hogaamanayo oo safar shaqo ugu baxay Dalka Ciraaq ayaa waxaa soo dhaweeyay Taliyaha…
Dubai-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay’adda Daryeelka Bulshada Soomaalida dalka Mareykanka ee Alfurqaan Ustaad, Maxamuud Sheekh Aadan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalaya shirka Caalamiga luuqadda Carabiga ee…
Djibouti-(SONNA)-Waxaa maalintii 4aad Magaalada Jabuuti ka socda shir Aqoon isweydaarsi ah oo ay yeelanayeen Wasaaardda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka XFS iyo Wasaaradda Diinta, Dhaqanka iyo…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta furay tababar hal maalin ah oo loogu talagalay howlwadeenada waaxyaha warbaahinta ee hay’adaha Dowladda…
Kigali (SONNA): Waxaa si rasmi ah u soo gabagaboobay Shirka Taliyeyaasha Ciidamada Dhulka ee Afrika oo ka dhacay magaalada Kigali ee dalka Rwanda, iyada oo…
Dubai-UAE-(SONNA)-Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa ka qayb galay Shirkii 2-aad ee Madasha Horumarinta Dekedaha Bariga Dhexe iyo Afrika, oo…
Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidanka Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan Ururka Galayr ayaa xalay deegaanada Ceel-lahelay iyo Dhaban-dhul kuhays ee gobolka Galgaduud ka fuliyay howlgal khasaare culus lagu gaarsiiyay cadowga…

