Muqdisho,(SONNA): Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga soo xulista Xildhibaanadda Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika.
wargeys.com
Muqdisho(SONNA);- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa hoygiisa ku martiqaaday madax iyo siyaasiin heer qaran ah, isagoo…
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 71-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo bandhigidda…
Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Dugsiga Hoose, Dhexe iyo…
Muqdisho(SONNA):-Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah, ayaa maanta yeeshay kulan…
Ciidamada Qalabka Sida ee Turkiga (TSK) ayaa laga soo bilaabo sanadkii 2017-kii illaa hadda sii wada Tababarada iyo dhoolatusyada ciidan ee ay siinayaan ciidamada Soomaaliya,…
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Shirka Iskaashiga Ganacsiga ee Dalalka Bariga Afrika oo ka dhacay magaalada Muqdisho. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay…
Mudug(SONNA):-Ciidamada Ammaanka ee ka howlgala Galmudug ayaa soo qabtay laba ka mid ah saddex eedeysane oo dhawaan aagga deegaanka Qaayib dil ugu geystay haweeney iyo…
Shabeellaha hoose(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaannada Macalinka Kunteenarka iyo Balad Aamiin ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkaan oo si hufan loo…
Muqdisho(SONNA):-Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Nidaamkeeda cusub ee Caddaaladda “Integrated Electronic Case Management System” (IECMS). Nidaamkan oo hirgelintiisa ay iska kaashanayaan Dowladda Soomaaliya…

