Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariim Axmed Xasan oo goordhowed la hadlay Warbaahinta qaranka ayaa ku dhawaaqay in si nabad ah oo guul…
wargeys.com
Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa farriin u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa caasimadda, kaddib doorashadii taariikhiga ahayd…
Muqdisho(SONNA(:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Mudane Maxamed bin Axmed Al-Yamaaxi, ayaa soo dhaweeyay qabashada doorashooyinka tooska ah ee Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir, kuwaas oo ah kuwii ugu…
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in weerar xagga cirka ah lagu qaaday kooxaha Daacish ee ku sugan waqooyi-galbeed Dalka Nigeria. Taliska Ciidamada Mareykanka…
Tangier (SONNA): Wafdi uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa booqasha shaqo ku tagay Dekadda Tanger ee dalka Morocco…
Muqdisho (SONNA): War-saxaafadeedka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee ku aaddan Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Gobolka Banaadir.
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu caawa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed waxa uu kaga hadlay muhiimadda taariikhiga ah…
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cisman Cabdullaahi iyo saraakiil kale oo la socday ayaa kormeeray inta badan xarumaha degmooyinka ee loo diyaariyey in…
Muqdisho.SONNA…Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Qaranka Cabdikariim Axmed Xasan ayaa maanta si rasmi ah u furay doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha oo ay garab taagan…
Muqdisho (SONNA):,Dadweynaha ku dhaqan Gobolka Banaadir ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta ee loo qorsheeyay in ay ka dhacaan doorashooyinka golaha deegaanka ee Gobolka Banaadir.…

