Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa abaaro 23:40 PM ku guuleystay in…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA);-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna safiirka aan deggenayn ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Belarus,Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr, ayaa si rasmi ah…
Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye oo laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey, kaas oo howlgal shidaal qodis ah ka sameyn…
Muqdisho(SONNA):-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa si rasmi ah ula kulmay Raktarka…
Baydhabo.SONNA….Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinaayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Mudane Maxamed Haaruun Maxamuud, ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Danjiraha Dowladda Switzerland…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa daah-furay shirka la qabsiga isbeddelka cimilada iyo xoojinta adkeysiga bulshada, oo ka…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii Soomaaliyeed ee ugu…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada Carruurta SOS ee…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya,halkaasi oo loogu…

