Press "Enter" to skip to content

Mahad Maxamed Sheekh oo ku guuleystay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Baydhabo (SONNA): Mahad Maxamed Sheekh Xasan ayaa ku guuleystay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed, kadib doorasho ka dhacday Hoolka Baarlamaanka KGS ee magaalada Baydhabo, sida uu shaaciyay Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Wakiillada KGS.

Mahad Maxamed Sheekh Xasan ayaa helay 70 cod, halka Cabdixakiim Faqi oo ahaa musharraxii la tartamayay uu helay 25 cod.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r