Press "Enter" to skip to content

Ololaha wacyigalinta doorashooyinka Somaliland oo la billaabayo

Hargeysa — Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay shirka sameynta Istaraatijiyadda Wacyigalinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka.

Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa arrintan ka wareystay guddoomiyaha Guddiga Wacyigalinta doorashooyinka Somaliland ahna xubin ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Xuseen Abdi Cali (Xuseen Badhaani).

 

Comments are closed.