Ilaa 12 qof ayaa ku dhimatay iska horimaad shalay ka dhacay degaan lagu magacaabo Shiila-Madow oo ku taal meel u dhow magaalada Caabduwaaq kadib muran ka dhashay hub ay galbinayeen ciidamada dawladda.

Iska horimaad ka dhashay hub la isku haysto oo ka dhacay Caabudwaaq
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.