Press "Enter" to skip to content

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Muqdisho (SONNA): Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho uga qeybgalay Munaasabadda Bandhigga Horumarka iyo Xoojinta Wada-shaqeynta Bahda Cadaaladda Soomaaliyeed.

Wasiirka Cadaaldda Iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macalin ayaa waqti badan iyo dadaal ku bixiyay wada shaqeynta Hey’adaha Cadaaladda iyo horumarintooda, ayada oo sido kale munaasabadda lagu soo bandhigay decumentry ka hadlaya horumarka Bahda Cadaaladda Soomaaliya ay sameeyeen.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r