Press "Enter" to skip to content

Dowladda oo si KMG ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo yaqaan (OK-to-Board)

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo yaqaan (OK-to-Board), War ka soo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu sheegay in Dowladdu si dhow ula socoto Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u socdaalay Dalka Masar kuwaas oo caqabad ka soo wajahday inay garoonka diyaaradaha ka baxaan.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r