Dawladda Federaalka ayaa xalay sheegtay in ciidamada amnigu ay qabteen nin lagu tuhusan yahay inuu ahaa shaqsigii suurtogaliyay in magaalada Muqdishu ay soo galaan gawaarida loo adeegsaday weerarkii lagu qaaday hotel SYL oo ka mid ah 16 qof oo lala xiriirinayo weerarkaas oo ku jira gacanta dawladda.

Dowladda oo faahfahin ka bixisay dadka loo qabtay weerarkii hotel SYL
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.