Press "Enter" to skip to content

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo laga daahfuray Mahadaay

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe ka daah-furay diwaangelinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka qof iyo codka ah.

Shacab badan ayaa safaf dhaadheer u galay si u qaataan kaarka codbixinta, islamarkaana u doortaan mas’uuliyiinta hoggaamin lahayd.

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ayaa dadaal xooggan gelinaya sidii doorashada qof iyo codka looga qaban lahaa dalka, waxaana agabka doorashada la geeyay meelo badan oo ka mid ah dalka si ay shacabka codkooda uga ciilbaxaan.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r