Muqdisho,(SONNA): Taliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ayaa degmada Cabdicasiis ku soo bandhigay hub noocyo kala duwan leh oo lagu soo qabtay howlgal ay ciidamada…
Muqdisho,(SONNA):- Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ayaa xoojinaysa diyaargarowga iyo kormeerka goobaha dalka laga soo galo, foomka Caafimaadka Safarrada, Shaybaarka, IPC, wacyigelinta bulshada iyo isku-duwidda PHEOC.…
Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, ayaa S/Guuto Maxamed Maxamuud Xasan Garabay u magacaabay Taliyaha Taliska…
Baydhabo(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna musharrax u taagan xilka Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta ka…
Muqdisho(SONNA):-Ciidamada ammaanka ayaa ku guda jira howlgal lagu ururinayo hubkii sharci-darrada ahaa ee ay wateen maleeshiyaadkii soo weeraray Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir, kuwaas oo…
Muqdisho- SONNA-Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva, Marwo Khadra Ducaale, ayaa sii wada ka qaybgalka firfircoon ee doodaha iyo kulamada…
Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada Amniga ayaa soo gabagabeeyay hawlgal qaatay muddo 48 saac ah, kaas oo ay uga hortagayeen Malleeshiyaad abaabulan oo doonayay in ay xaalad Amni darro…
Baydhabo (SONNA): Mahad Maxamed Sheekh Xasan ayaa ku guuleystay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed, kadib doorasho ka dhacday Hoolka Baarlamaanka KGS ee magaalada Baydhabo, sida…
Baydhabo(SONNA);-Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta iyo qabashada araajida musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shalay ayay…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud iyo Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa galabta daawaday…

